Erayada 'ARK'

arkaan

Qeexid

A.ta islaamka: shanta tiir eediinta islaanka ku taagan tahay. ld arkaanu islaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.w

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

w (wadar) — wadar (plural)

Qeyb: naxwe

arkaanu-islaan

Qeexid

ld arkaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

arkaniida

Qeexid

(baay.) Dir ka tirsanartaraboodhaha berriga ku nool kana koobanilaa 5.000 oo sinji oo ay ka mid yihiincaarada, dabaqallooca, shilinta iyo aboorka.Jidhka arkaniiduhu wuxuu u qaybsamaaqayb hore oo loo yaqaanno madax saableyiyo qayb dambe oo loo yaqaan ubuc.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

arkid

Qeexid

eeg arag2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

arkiifiyo

Qeexid

(-iyaal, m.l) Ururin ama keydinmacluumaad, qoraal, dukumentooyin,sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsanmacluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis,meel, urur, qaab sawir, iwm.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

arkijireddoon

Qeexid

Qof dano gaar ah oo uuhore u heli jiray darteed aan isbeddel cusuboggolayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

arkoo

Qeexid

Cid wax aydaneyneyso la kulmid; doorasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

arkood

Qeexid

eeg arkoo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

arkoon

Qeexid

Wax la arkoodayahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

arkoonaan

Qeexid

eeg arkoon. ldarkoonaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

arkoonaansho

Qeexid

/dh ld arkonaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l