Erayada 'ARM'

armaa

Qeexid

armaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyoin ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa.Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ldamaa.

armaadyo

Qeexid

ld armaajo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

armaajo

Qeexid

(-ooyin, m.l) Qalab qori amabir ka samaysan oo guryaha iyo xafiisyada ladhigto, leh qaabab kala duwan iyo khaanadodharka, dukumentiga, maacuunta iwm lagurito. ld armaadyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

armac

Qeexid

A. ah: dhagxaanta nooca ugu adag,dhalaala, midabbo kala duwan leh oo aanburburin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l