Erayada 'ARO'

aroomaatig

Qeexid

(-gyo, m.dh) (kiim.) Iskudhisorgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahaygiraamo bensiin ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroor

Qeexid

ld aroorid. Doonashada nafleyoommani ay meel biyo ka doonato.

(-rromdh.) Dhudhub yar oo biyo dhulka kajeexeen.

Sheexo. 4. A. ah: xoolo ooman oobiya doonad ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroor

Qeexid

Nafley biyodoonasho.

Nafley meel sare ka soo degid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

aroor

Qeexid

Waqtiga u dhexeeya marka waagudillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ldarooryo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aroore

Qeexid

(-rayaal, m.l/dh) (baay.) Dhuundhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroore-holac

Qeexid

(-cyo, m.dh) (daaw.)Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha(aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugahawuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oolaalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuunbadan ayuu yeelanaya waana adkaanayamaqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaawaana casaanayaa. Xinjir xirikareysaxididdada ayaa inta badan sameysmata.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroore-qaade

Qeexid

(-dayaal, m.l/dh) (daaw.)Aroore kasta oo dhiig ka soo qaadatintaafyo dhiig oo wada shaqeeya oo toosugu soo gudbiya tintaafyo kale oo wadashaqeeya una yaalla qayb kale oo jidhka kamid ah, isaga oo aan ku celinayn wadnaha.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroorhoraad

Qeexid

(-ddo, m.dh) ld arooryohoraad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aroori

Qeexid

Xoolo oommanmeel biyo leh u kaxayn.

Hoos u dhigid.

Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin.4. Wax wax kale ku libdhin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

aroorid

Qeexid

ld aroor1 (1).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aroorin

Qeexid

eeg aroori. ld arooris.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

arooris

Qeexid

ld aroorin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroornimo

Qeexid

Waqti aroor ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aroorsan

Qeexid

Wax, meel aadugu libdhay ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

aroorsanaan

Qeexid

eeg aroorsan. ldaroorsanaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aroorsanaansho

Qeexid

/dh ld aroorsanaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

arooryo

Qeexid

ld aroo(o)r.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

arooryohoraad

Qeexid

(-ddo, m.dh) Markaoogga waaberi dilaaco. ld aroorhoraad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aroos

Qeexid

ld aroosid. Ciyaaroiyo damaashaad loo sameeyo laba qof ooisguursaday.

Toddabada beri ee uguhorreysa aqal-galka.

A. ah: qof ku jiratoddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aroos

Qeexid

(f.g) Laba qof ooisguursaday xaflad iyo damaashaad samayn.

(f.mg) Nin, naag guursasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

g (Gudbe) — Gudbe (transitive)

Qeyb: naxwe