Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ASI'
asii
Qeexid
asii xi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weeraan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacagsiiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Ereylagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus.“Lagac baan siiyay asuu diiday”.
Wadaag:
asiib
Qeexid
Dhibaato weyn cidku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”.
Arrin xalkeeda dhabta helid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Tusaale
““Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.”
Wadaag:
asiibid
Qeexid
eeg asiib. ld aseebid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asiidh
Qeexid
Noociskudhis ah oo leh haydarojiin kunakalafurma biyaha oona saara ayoonno toganoo haydarojiin ah.
Aragtida lowri boronistidh ee asiidhada iyo beysyada(1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay,in asiidhu tahay borotoo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asiidh-bu
Qeexid
asiidh-bu'eed m.dh (-dyo ..., m.dh) (baay.)Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah,kana kooban silsilado nukliyootaydho ah,waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas ooqaadda wararka hiddo sidaha.
Wadaag:
asiidh-cabirid
Qeexid
(kiim.) Saafid-mugeedama mitimis asiidh-beys halkaas oo milancaadi ah oo asiidh ah lagu daro milanribnaantisi dahsoontahay oo ah beystilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waaroganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asiidh-dufaneed
Qeexid
(-dyo ..., m.dh) (baay.)Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsiladhaydarookaarboon iyo dhammaad ah kooxkaarboogsayl.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asiidh-laagtika
Qeexid
(-dyo ..., m.dh) (baay.)Asiidh dhanaan oo dhis naanaysmolikiyuulkeedu yahayCH3CH(OH)COOH, asiidhka laagtigwaxay ka timid asiidhka bayruufig, markamuruqyadu firfircoonyihiin ogsajiintunaxaddidantahay. Taasoo si isbada joog ahbeerku u saaro una beddelo gulukows.Jimicsiga xoogga badan waxa laga yaabaa inay ku ururto muruqyada dhexdooda taas ookeenta muruqyo xanuun. Waxa kale oo ayasiidhka laaktig ka qayb qaadataakhamiirinta caanaha, iwm.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asiidh-ooman
Qeexid
(-dyo ..., m.dh) (kiim.)Iskudhisyada la falgala biyaha soona saaraasiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydhwaxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysmakaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) =H2CO3(aq).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asiidha
Qeexid
asiidha yuurig m.dh (baay.) Maxsuulkaburburka buriin ee garaadleyda shimbiraha,xammaaratada berriga iyo cayayaanka.Marka laga reebo garaadleyda, Maxsuulkaasbadankiisa waa la qashinsaaraa. Asiidhkayuurig waa ma milme, sidaa darteed, waxaloo saaraa adke ahaan, taas oo dhowrtabiyaha qiimaha u leh dhulka oomanaha ah. Asiidhka yuurig markay jidhka ku badatowaxay ku ururtaa kala goysyada dhareerkaleh taas oo ay ku keento xanuun.
Wadaag:
asiili
Qeexid
ld asali.
Dugsiga caruurta yaryaraadaabta iyo farta lagu baro inta aanaywaxbarashada rasmiga ah bilaabin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asitayl
Qeexid
(kiim.) Kooxda orgaanigga ah eeCH3CO (kooxda itanoyl).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: