Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ASR'
asraar
Qeexid
Cilmi kutubta sixirka laga helooo loo adeegsado in dadka lagu waxyeeleeyo.
eeg sir.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asraarrey
Qeexid
Naag cilmiga asraarta taqaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asraarrow
Qeexid
(-wyo, m.dh) Nin cilmigaasraarta yaqaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: