Erayada 'AT'

atam

Qeexid

(-myo, m.dh) (fiis.) Saxarka ugu yaree curiye jiri kara kana qaybqaadan karafalgal kiimikaad. Waxa uu ka koobanyahaybu' iyo elektaroonno ku dul wareega. Bu'duwaxa ay siddaa saldanab togane ah,elektaroonnaduna waxa ay sidaan saldanabtabane ah. Atamku danabneg ahaan waadhexdhexaad. ld atom.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

atlas

Qeexid

(-syo, m.dh) (juqr.) Khariidado la isusoo ururiyay oo loo sameeyay qaab buug.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

atom

Qeexid

(-myo, m.dh) ld atam.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

atool

Qeexid

(-lo, m.dh) (juqr.) Shacaabi taxan ooleh muuqaalka garanta ama muuqaalkakabta faraska oo ku wareegsan barkad (haroxeebeed).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

atoor

Qeexid

(-rro, m.dh) Sagaarada midkeeda lab.ATP m.dh (kiim.) Iskudhis orgaanika ah oo kakooban adaniin ribows iyo saddex kooxoodoo foosfeyt aan orgaanik ahayn. ATP-du waaniyukliyotaydh. Waxaanay mas'uul ka tahayinay tamarta si ku meel gaadh ah u keydisointay socoto neefsashada unuggu. Waxay kasamaysantay ADP lagu daray foosfeytsaddexaad taas oo keydisa tamar soona saartamarka looga baahdo dariiqad kale oo dheefsamayneed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l