Erayada 'ATO'

atom

Qeexid

(-myo, m.dh) ld atam.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

atool

Qeexid

(-lo, m.dh) (juqr.) Shacaabi taxan ooleh muuqaalka garanta ama muuqaalkakabta faraska oo ku wareegsan barkad (haroxeebeed).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

atoor

Qeexid

(-rro, m.dh) Sagaarada midkeeda lab.ATP m.dh (kiim.) Iskudhis orgaanika ah oo kakooban adaniin ribows iyo saddex kooxoodoo foosfeyt aan orgaanik ahayn. ATP-du waaniyukliyotaydh. Waxaanay mas'uul ka tahayinay tamarta si ku meel gaadh ah u keydisointay socoto neefsashada unuggu. Waxay kasamaysantay ADP lagu daray foosfeytsaddexaad taas oo keydisa tamar soona saartamarka looga baahdo dariiqad kale oo dheefsamayneed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l