Erayada 'AW-'

aw-batiiqow

Qeexid

Ciyaar dhaqameed si gaar ahlooga yaqaan degaanka Janaale.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aw-daare

Qeexid

Ciyaar leh sida mingiska,rooxaan dadka ku soo degta; degaankawebiyada ayaana laga yaqaanaa;mokhoddon; gunjis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l