Erayada 'AWE'

aweyti

Qeexid

Habaar, cid Eebbe looga baryoin uu dhaqso u dhinto.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aweyti

Qeexid

(-iyay, -iday; -iyi) Cid inaydhaqso u dhimato Eebbe uga baryid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-iday)

aweytiyid

Qeexid

eeg aweyti.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh