Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AXG'
axgab
Qeexid
A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.
ldaxgabid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
axgab
Qeexid
Nafley jirro,gabow, daal iwm la tabarbeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
axgabid
Qeexid
ld axgab1 (2).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: