Erayada 'AXK'

axkaan

Qeexid

(dii.) Sharciga Islaanka wax kuxukumo.

(dii.) Sharciga u degsan dadkaIslaanka ah ee ay ku dhaqmaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh