Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AYD'
aydin
Qeexid
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee wadarta ah (lala hadlayaasha amawax loo qorayaasha). ld aa2, aad.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.dhm.y
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
y (yeele) — yeele (subject)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aydiyaalism
Qeexid
(fals.) Hab fikradeed oo kusaabsan in ra'yigu uu yahay waxa keliya ee larumaysanyahay, oo lagu ogaan karo waxkasta.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aydiyolooji
Qeexid
(fals.) Mabaadii habeysan ooku saleysan figrado iyo ujeeddooyin siyaasiah. ld aydiyooloojiyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aydiyooloojiyo
Qeexid
ld aydiyolooji.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: