Erayada 'AYE'

ayeeyo

Qeexid

Hooyadaahooyadeed ama aabbaha hooyadiis.

u.j:ayeeyooy!

U.j: wiilka aan ayeeyada uahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey!ayeeyolugadheer m.dh.u ld ayeeyolugdheer.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ayeeyolugdheer

Qeexid

(c.nafl.) Cayayaan lehjir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labadahore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu kuduulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ldayeeyolugadheer.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe