Erayada 'AYO'

ayo

Qeexid

Kuma?, kee?, tuma?, tee?

Waaa.?: waa kuma?, yaa waaye?

Qaabnaxweed & Naxwe

e.we

e (Erey) — Erey (word)

Qeyb: naxwe

we (weyddimeed) — weyddimeed (interrogative)

Qeyb: naxwe

ayodhiin

Qeexid

(daaw.) Maaddo kiimikaad oojirku u baahanyahay qaddar yar si loo gaarokoritaan caafimaad qaba. Jirka qof weynwaxa ku jira 30 mg. oo ayodhiin ah, intabadanna rasin ku tahay qanjirka dhiiqa eetaayroodka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ayoon

Qeexid

(-nno, m.dh) (kiim.) Atam amakoox atamyo ah oo lumiyay hal ama in kabadan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaansaldanab togan (a. togan), ama helay hal amain ka badan oo elektaroonno ah si ay uyeeshaan saldanabtaban (a. taban). Welibaeeg aayoonayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ayoon-taban

Qeexid

(-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab taban leh, oo sameysmamarka atamyada ama molikiyuulada lagudaro elektaroonno. Marka danabsoocidda lasameynaayo, ayoonada taban waxa jiitaqotinka togan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ayoon-togan

Qeexid

(-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab togan oo ka dhashayatammo ama molikuyuullo laga xayuubiyeyelektaroonno. Marka danabsoociddudhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiitaqotinka taban.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ayoonisfeer

Qeexid

(fiis.) Gibilka saddexaad eexiga istaratosfeerka fidsan ilaa 1,000 km.Gibilkani, waxa uu leeyahay afar lakab, ooneefaha ku jiraa ay yihiin aysonno. Taasiwaxa ay inoo fududeysaa isgaarsiinta iyobaahinta wararka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l