Erayada 'AYS'

aysootoonik

Qeexid

(-kyo, m.dh) (baay.) Waxalagu sharxaa milannada leh cadaadis iskumid ah. Tus. “Milan”, .01m oo sonkor ahiyo milan .01m oo gulukows ahi waamilanno cadaadis isku mid ah leh”.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l