Dooro nooca xarafka 'B':
Erayada 'BAF'
baf
Qeexid
.r B. dheh: cod lagu muujiyo wax si kedo ah lagu jebiyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.sh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bafto
Qeexid
(-ooyin, m.l) Dhar cudbi ka samaysan, aad u cad, fudud, quruxsan oo go'yo shaarar iwm laga tosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: