Erayada 'BIJ'

bijaamo

Qeexid

(-ooyin, m.l) Isku joog ka kooban surwaal iyo shaati ka samaysan dhar jilicsan oo la gashado marka la seexanayo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh