Erayada 'BOW'

bow

Qeexid

Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho.

(sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowbow

Qeexid

B. dheh: codka durbaanka iwm ay sameeyaan marka la tumo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowd

Qeexid

(-dad, m.l) Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowd-dumis

Qeexid

Xaal laga qaado nin naag meher xaday.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowdabbaariile

Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Meesha ay barida iyo bowdadu iska galaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowdaqaawi

Qeexid

U b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo falal cabsi geliya u jeedin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

bowdaqaawin

Qeexid

eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowdaqaawis

Qeexid

ld bowdaqaawin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowdlameer

Qeexid

Ood cusub oo la saaro bowd gaboobay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowdlameeri

Qeexid

Bowd, bowdlameer u samayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

bowdlameerin

Qeexid

eeg bowdlameeri.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowdlameersan

Qeexid

Wax bowdlameeri la mariyey ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

bowdlameersanaan

Qeexid

eeg bowdlameersan. ld bowdlameersa naansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowdlameersanaansho

Qeexid

/dh ld bowdlameersanaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowdo

Qeexid

(-ooyin, m.l) Lugta inteeda u dhexeysa lowga iyo sinta.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowsad

Qeexid

ld bowsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowsasho

Qeexid

eeg bowso. ld bowsad, bowsi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bowsi

Qeexid

Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macalin toos ah laga baran. ld bowsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bowso

Qeexid

Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macallin toos ah laga baran helid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe