Erayada 'BUD'

bud

Qeexid

Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bud

Qeexid

Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah.

Iil.

B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

bud-dhig

Qeexid

(dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bud-dhig

Qeexid

(dii.) Qof dhintay iil gelin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

bud-dhige

Qeexid

(-gayaal, m.l/dh) Qofka qofka dhintay dad ugu xiga oo buddhiggiisa leh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

bud-dhigid

Qeexid

ld bud dhig1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

budaddar

Qeexid

Adkaynta soor lagu adkeeyo budo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

budaddar

Qeexid

Soor bislaatay budo ku adkayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

budaddaran

Qeexid

Soor, wax la buddadaray ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

budaddarid

Qeexid

eeg budaddar2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

budaddarnaan

Qeexid

eeg budaddaran. ld budaddarnaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

budaddarnaansho

Qeexid

/dh ld budaddar-naan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

budayn

Qeexid

eeg budee.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

buddi

Qeexid

(-iyiin, m.dh) (dii.) Qof raacsan diinta loo yaqaan buddiyadda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

budee

Qeexid

Wax budo ka dhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

budli

Qeexid

Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

budlin

Qeexid

eeg budli. ld budlis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

budlis

Qeexid

ld budlin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

budo

Qeexid

Wax aad loo daqiiqay oo bito laga dhigay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

budoobid

Qeexid

budow1 m.l Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid. budow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.

ld budow1. budow1 m.l Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid. budow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Labdhedig

(-owday)