Erayada xarafka 'D'

d

Qeexid

d (da') m.dh Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

da

Qeexid

da'1 m.dh 1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool.

da

Qeexid

da'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) 1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.

da

Qeexid

da'aa m.l (c.cimi.) Sida cilmiga cimiladu uu sheegayo, waa biyaha qaabkoodu dareere ama adagyahay, oo dhulka uga yimaada xagga gibilka.

da

Qeexid

da'aad m.dh ld da'1 (1).

da

Qeexid

da'fur1 m.l 1. Ratigu marka u qooqbaxo. 2. ld da'furid. Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr.

da

Qeexid

da'fur2 f.mg1 Qooq ka bi'id (awr).

Labdhedig

-ray, -rtay

da

Qeexid

da'furid m.f.dh eeg da'fur2. ld da'fur1 (2).

da

Qeexid

da'oobid m.f.dh eeg da'ow.

da

Qeexid

da'ow f.mg1 (-oobay, -oowday; -oobi) Duq noqosho (qof).

da

Qeexid

da'weyn f.mg4 Duq ahaansho (qof).

Labdhedig

-naa, -nayd

da

Qeexid

da'weynaan m.f.dh eeg da'weyn. ld da'wey naansho, da'weyni.

da

Qeexid

da'weynaansho m.l/dh ld da'weynaan.

da

Qeexid

da'weyni m.dh ld da'weynaan.

da

Qeexid

da'yar1 m.dh.u Dhallinyaro. ld da'yaro.

da

Qeexid

da'yar2 f.mg4 Wax muddo yar jiray ahaansho (nafley).

Labdhedig

-raa, -rayd

da

Qeexid

da'yaraan m.f.dh eeg da'yar2. ld da'yaraansho, da'yari, da'yaro.

da

Qeexid

da'yaraansho m.l/dh ld da'yaraan.

da

Qeexid

da'yari m.dh ld da'yaraan.

da

Qeexid

da'yaro m.dh ld da'yar1; da'yaraan.