Erayada 'DAA'

daa

Qeexid

Wax xannibnaa faraha ka qaadid.

Hawl la hayay faraha ka qaadid.

Wax la caadaystay joojin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Tusaale

““Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.”

daa

Qeexid

daa'imi f.g2 Fal samayntiisa joogtayn. ld daayimi.

Labdhedig

-iyay, -isay

daa

Qeexid

daa'imid m.f.dh eeg daa'in. ld daayimid.

daa

Qeexid

daa'imin m.f.dh eeg daa'imi. ld daa'imis, daayimin, daayimis.

daa

Qeexid

daa'imis m.l ld daa'imin.

daa

Qeexid

daa'imo m.dh Ilmo yar oo aabbihiis dhintay; agoon.

daa

Qeexid

daa'in1 m.l Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin1.

daa

Qeexid

daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.

daa

Qeexid

daa'iro m.dh Ayaan cidiba mar hesho.

daab

Qeexid

(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

daab

Qeexid

Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.

ld doog2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

daab

Qeexid

Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe