Erayada 'EBE'

ebed

Qeexid

ld abad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.fk

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)

Qeyb: naxwe

eber

Qeexid

Tiro xisaabeed oo marka ay kaligeed tahay aan macne lahayn, laakiin marka tiradu midig ka raacdo toban ku dhufata.

Barta kala barta toganaha iyo tabanaha xisaabta.

E. ah: wax ama meel maran.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

eber

Qeexid

eber sugan m.l (fiis.) Heerkulka ugu hooseeya ee aragti ahaan suurtagala. Waa heerkulka tamar socodka molikiyuulada iyo atamadu uu ugu hooseyo, wuxuuna u dhigmaa - 273.15 C ama -459.67 F.

eber

Qeexid

eber sugan m.l (fiis.) Heerkulka ugu hooseeya ee aragti ahaan suurtagala. Waa heerkulka tamar socodka molikiyuulada iyo atamadu uu ugu hooseyo, wuxuuna u dhigmaa - 273.15 C ama -459.67 F.