Erayada 'EEG'

eeg

Qeexid

Meel laas u eg.

Meel la qoday oo biyuhu fariistaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

eeg

Qeexid

Qof ama wax indho ku hayn.

Soo ee.: booqasho ku tegid (meel).

Ka ee.: halis ka ilaalin. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Tusaale

““Beerta eeg”.”

eeg

Qeexid

1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.fk

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)

Qeyb: naxwe

eeg ergey

Qeexid

Eeg ergey

eegga

Qeexid

eegga: waqtiga markaa la joogo; imminka, hadda. 2.

eeggayga

Qeexid

eeggayga, eeggaga iwm: markayga, markaaga iwm.

eegi

Qeexid

(-iyaal, m.l) Meel sarreysa oo si fiican hareeraha looga arki karo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

eegid

Qeexid

eeg eeg2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

eegmo

Qeexid

Daymo; fiiro.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh