Erayada 'EG'
eg
Qeexid
Arrin in la yeelo ku wanaagsan ahaansho.
Ku e.: wax aan meel dhaafin ahansho.
U e.: wax, wax kaale ay qaabka isaga mid yihiin ahaansho. 4. La e. ama le'eg: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Tusaale
““Waxaa eg in salaadda waqtigeeda la tukado”.”
Wadaag:
eger
Qeexid
ld igar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
egsosfeer
Qeexid
(c.fal.) Gibilka ugu fog atmoosfeerka dhulka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: