Erayada 'ERI'

eri

Qeexid

ld ari.

Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

eri

Qeexid

ld eryid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

eri

Qeexid

Wax cayrin.

Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid.

Ku e.: dalool wax ku librin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

eridhaban

Qeexid

Hal dhashay oo ilmihii laga reebay. ld eeridhaban.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

eriley

Qeexid

ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyahay.

Dadka ariga dhaqda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

erilow

Qeexid

(-wyo, m.dh) Nin qaylo badan oo dad la dhaqankiisu xunyahay. ld eralow.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

erin

Qeexid

ld eryid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh