Erayada xarafka 'F'

f

Qeexid

f (fa') m.dh Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.

faa

Qeexid

faa'idaddoon m.l.kh ld faa'iidaddoon.

faa

Qeexid

faa'id f.g1 ld faa'iid.

Labdhedig

-day, -dday

faa

Qeexid

faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.

faa

Qeexid

faa'idee f.mg2 ld faa'iidee.

Labdhedig

-deeyay, -deysay

faa

Qeexid

faa'ideyn m.f.dh ld faa'iideyn.

faa

Qeexid

faa'ideysad m.l ld faa'iidaysasho.

faa

Qeexid

faa'ideysasho m.dh ld faa'iideysasho.

faa

Qeexid

faa'ideysi m.l ld faa'iideysasho.

faa

Qeexid

faa'ideyso f.mg3 ld faa'iideyso.

Labdhedig

-stay, -satay

faa

Qeexid

faa'idid m.dh ld faa'iidid.

faa

Qeexid

faa'ido m.dh (-ooyin, m.l) ld faa'iido.

faa

Qeexid

faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.

Labdhedig

-day, -dday

faa

Qeexid

faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.

faa

Qeexid

faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.

Labdhedig

-deeyay, -deysay

faa

Qeexid

faa'iideyn m.dh eeg faa'iidee. ld faa'ideyn.

faa

Qeexid

faa'iideysad m.l ld faa'iideysasho.

faa

Qeexid

faa'iideysasho m.dh eeg faa'iideyso. ld faa'ideysad, faa'ideysasho, faa'ideysi, faa'iideys faa'iideysi m.l ld faa'iideysasho.

faa

Qeexid

faa'iideyso f.mg3 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.

Labdhedig

-stay, -satay

faa

Qeexid

faa'iidid m.f.dh eeg faa'iid. ld faa'idid.