Erayada 'FEL'
feleg
Qeexid
Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan.
Xiddig weyn.
(-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: