Erayada 'FII'

fiic

Qeexid

F. ah: qof karti iyo hufnaan ku sifoobey.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.kh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kh (Khabar) — Khabar (predicate)

Qeyb: naxwe

fiican

Qeexid

Wax wanaagsan ahaansho.

Ku f.: wax si gaar ah wax ugu wanaagsan ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

fiicnaan

Qeexid

eeg fiican. ld fiicnaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

fiicnaansho

Qeexid

/dh eeg fiicnow. ld fiicnaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiicnayn

Qeexid

eeg fiicnee.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

fiicnee

Qeexid

Wax wanaagsan ka dhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

fiicnow

Qeexid

Wax wanaagsan noqosho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

fiid

Qeexid

(-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiid

Qeexid

Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa.

Ubax.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

fiid-dambe

Qeexid

Xilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiid-dhacsad

Qeexid

ld fiid-dhacsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiid-dhacsasho

Qeexid

eeg fiid-dhacso. ld fiid dhacsad, fiid-dhacsi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

fiid-dhacsi

Qeexid

ld fiid-dhacsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiid-dhacso

Qeexid

Geed ubax daadin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

fiid-horaad

Qeexid

Fiidka intiisa hore.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiid-horor

Qeexid

Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah.

ld fiid-gooyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fiid-horor

Qeexid

Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid.

Fiid-horaad wax qabasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

fiid-hororid

Qeexid

eeg fiid-horor2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

fiidaaddow

Qeexid

Waqtiga aasku madoobaado.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.fk

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)

Qeyb: naxwe

fiidcaarre

Qeexid

(-ayaal, m.l/dh) Fiid-horaad. ld fiidcarre.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l