Erayada 'FOS'
fosforas
Qeexid
(kiim.) Curiye bir ma ahe oo adke ah aadna u firfircoon; waana curiyaha labaad ururka V ee tusaha kalgalka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: