Erayada 'FUW'

fuwo

Qeexid

Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda.

Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay.

ld fawo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l