Erayada 'GAH'

gahayr

Qeexid

ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay.

G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay.

Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.kh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kh (Khabar) — Khabar (predicate)

Qeyb: naxwe

gahayr

Qeexid

Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

gahayr

Qeexid

Miro curdan dhaafid.

Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

gahayrid

Qeexid

ld gahayroobid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

gahayroobid

Qeexid

ld gahayrid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

gahayrow

Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Gahayr noqosho. ld gahayr.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-owday)

gahnay

Qeexid

Xarig yaryar, xaskul ah oo rarada, dhambalaha iwm lagu sameeyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l