Dooro nooca xarafka 'G':
Erayada 'GEX'
gexgex
Qeexid
.r Cod lagu muujiyo qof lagu qoslayo si joogta ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.sh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
gexgexlayn
Qeexid
eeg gexgexlee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
gexgexlee
Qeexid
Si xoog leh u qoslid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: