Erayada 'GO'

go

Qeexid

go'2 f.mg1 (-'ay, -'day) 1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.

go

Qeexid

go'aami f.g2 Arrin go'aan ka gaarid.

Labdhedig

-iyay, -isay

go

Qeexid

go'aamin m.f.dh eeg go'aami.

go

Qeexid

go'aan m.l (-nno, m.dh) Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon sado.

go

Qeexid

go'aangaarid m.dh Isku raacidda la isku raaco go'aan.

go

Qeexid

go'aansad m.l ld go'aansasho.

go

Qeexid

go'aansasho m.f.dh eeg go'aanso. ld go'aansad, go'aansi.

go

Qeexid

go'aansi m.l ld go'aansasho.

go

Qeexid

go'aanso f.g3 Go'aan ka dhigasho.

Labdhedig

-saday, -satay

go

Qeexid

go'an1 m.dh Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.

go

Qeexid

go'an2 f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax la gooyay ahaansho.

go

Qeexid

go'doomayn m.dh ld go'doomin.

go

Qeexid

go'doomee f.g2 ld go'doomi.

Labdhedig

-meeyay, -meysay

go

Qeexid

go'doomi f.g2 Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.

Labdhedig

-iyay, -isay

go

Qeexid

go'doomid m.f.dh eeg go'doon2.

go

Qeexid

go'doomin m.f.dh eeg go'doomi. ld go'doomayn.

go

Qeexid

go'doon1 m.l.kh G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.

go

Qeexid

go'doon2 f.mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosho.

go

Qeexid

go'id m.f.dh eeg go'2. ld go'niin.

go

Qeexid

go'naan m.f.dh eeg go'an. ld go'naansho.