Dooro nooca xarafka 'G':
Erayada 'GUS'
gus
Qeexid
(-sas, m.) Xubinta taranka ee ragga.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
gusoore
Qeexid
Bartamaha guga.
Bar-waaqo. ld gu'soore.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: