Dooro nooca xarafka 'H':
Erayada 'HIS'
histeeriya
Qeexid
(daaw.) Xaalad cudur maskaxeed oo astaamaheeda ugu waaweyn ay ka mid yihiin caadifad aan dagganeyn kalahadal, duufsasho u dabacsanaan iwm.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
histoogaraam
Qeexid
(-mmo, m.dh) (xis.) Muujin garaafeedka ee 'data' kooxaysan, ama garaf bedeed leh ballacyo saamiggal la ah doorsoomaha ku yaalla dhidibka jiifa iyo rakaadyada ku yaalla dhidibka taagan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
histooloji
Qeexid
(baay.) Barashada nudaha noolayaasha iyada oo la adeegsanayo weyneyso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: