Erayada 'HIY'

hiyi

Qeexid

Laab; kal; qalbi; niyad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

hiyikac

Qeexid

Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac1, niyadkac1, niyakac1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

hiyikac

Qeexid

(-cay, -cday; -kici) Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac2, niyadkac2, niyakac2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-cday)

hiyikicid

Qeexid

ld hawakicid, niyadkicid, niyakicid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

hiyil

Qeexid

(-llo, m.dh) Duud dhagax ah, is haysta oo ku dhereran xeebaha.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

hiyiwaale

Qeexid

Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya.

ld hirimmaale.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l