Erayada 'HOB'

hobay

Qeexid

Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa.

H. ah: meel cidla ciirsila' ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

hobbobboro

Qeexid

(-ooyin, m.l) Jaadadka neberiga mid ka mid ah oo yar oo caano leh; waxay leedahay gafuur afka shinbiraha u qaab eg oo qalka kore keliya ilko ku leh, hilibkana waa ay cuntaa. ld hoonbaro.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

hobol

Qeexid

(-llo, m.dh) ld hoobal.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

hobshee

Qeexid

Si xarrago leh u luga baxsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

hobsheyn

Qeexid

eeg hobshee.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh