Dooro nooca xarafka 'H':
Erayada 'HOH'
hoh
Qeexid
Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
Qaabnaxweed & Naxwe
e.d
e (Erey) — Erey (word)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
hohob
Qeexid
Kabdaha nooc ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
hohob
Qeexid
Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga.
(w) Miraha geedkaas.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: