Erayada 'IKH'

ikhtilaaf

Qeexid

Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ikhtilaaf

Qeexid

Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

ikhtilaafid

Qeexid

ld iskhilaafid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ikhtiraac

Qeexid

(-cyo, m.dh) Hindisaad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ikhtiraac

Qeexid

Wax hindisid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

ikhtiraacid

Qeexid

eeg ikhtiraac2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ikhtiyaar

Qeexid

Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ikhwaan

Qeexid

(-nno, m.dh) Walaalnimo diineed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ikhyaar

Qeexid

(-riin/ikhyaar, m.dh) Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ikhyaar

Qeexid

Bulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ikhyaarayn

Qeexid

eeg ikhyaaree. ld aqyaarayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ikhyaaree

Qeexid

Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

ikhyaarnimo

Qeexid

Ikhyaar ahaansho. ld aqyaarnimo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh