Dooro nooca xarafka 'I':
Erayada 'ILG'
ilgaal
Qeexid
(bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno.
(bot.) Miraha ilgaalka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgal
Qeexid
Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod.
I. ah: qof firfircoon.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgalacle
Qeexid
(-layaal, m.l/dh) Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgalaclee
Qeexid
Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ilgalacleyn
Qeexid
eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ilgalacleys
Qeexid
ld ilgalacleyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgeeriyaad
Qeexid
Xaalad dhimasho muujinay-sa oo qof sakaraadaya ka muuqato.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgey
Qeexid
Turub lacag lagu ciyaaro oo been lagu raabico.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ilgiir
Qeexid
Qof daymo kulul.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgiir
Qeexid
Qof daymo kulul ku eegid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ilgiirid
Qeexid
Daymo kulul oo wax lagu eego.
eeg ilgiir2.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ilgoon
Qeexid
(-nno, m.dh) Lafaha koodadka oo indhaha ku wareegsan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ilgurux
Qeexid
(-xyo, m.dh) Isha oo dhan oo aan xididdadu ku jirin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: