Dooro nooca xarafka 'I':
Erayada 'IMB'
imbaryoolaji
Qeexid
(baay.) Barashada kori-taanka xayawaanka marka laga soo bilaabo ukun bacrisan ilaa iyo uu ka noqdo noole qaangaadh ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
imberadooriyad
Qeexid
(-do, m.l) Boqor-tooyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
imberyaaliyad
Qeexid
ld imbiryaaliyad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
imbili
Qeexid
Furka dhalooyinka cabitaanka.
Ciyaar ay caruurtu ciyaarto oo ay ku ciyaaraan furka dhalaooyinka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
imbiryaaliyad
Qeexid
Siyaasad dawlad weyni ku dhaqanto oo dawladaha yar yar ku khasbaya in ay danaheeda fuliyaan. ld imberyaaliyad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: