Erayada 'INA'

ina

Qeexid

Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna3.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.dhm.ly

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)

Qeyb: naxwe

ly (layeele) — layeele (object)

Qeyb: naxwe

ina-abti

Qeexid

/dh (ilma-abti, m.l) Wiil ama gabar abti dhalay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ina-adeer

Qeexid

/dh (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ina-eeddo

Qeexid

/dh (ilma-eeddo, m.l) Aabaha walaashiis wiilka ama gabarta ay dhashay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ina-habreed

Qeexid

/dh (ilma-habreed, m.dh) Hooyada walaasheed wiilka ama gabarta ay dhashay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

inan

Qeexid

Wiil,

Nin dhalin yar.

ld iran (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

inan

Qeexid

Gabar.

Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

inanlayaal

Qeexid

(-llo, m.dh) Nin la deggen reer uu gabadh ka guursaday.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l