Erayada 'INF'

infuluwenso

Qeexid

(daaw.) Nooc hargabka ka mid ah oo xumad badani iyo qufac leh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh