Dooro nooca xarafka 'I':
Erayada 'IQ'
iqtiraax
Qeexid
(-xyo, m.dh) Arrin la soo jeediyo oo loo filayo in ay faa'iido leedahay; talo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
iqtisaad
Qeexid
Dhaqaale.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: