Erayada 'IRF'

irfi

Qeexid

(-iyo/-iyaal, m.l/dh) Bir dheer, dhulka jeexda oo harqoodka ku taal.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Labdhedig

(-iyaal)