Erayada 'IRR'

irrid

Qeexid

(-do/irdo, m.l) Meel furan oo laga soo galo (deyr, guri qol iwm).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh