Dooro nooca xarafka 'I':
Erayada 'ISH'
ishaafalad
Qeexid
Waxa la falayo ama la qabo kolka lagu xiro hadba saha joogaa siduu yahay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ishaafalatayn
Qeexid
eeg ishaafalatee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ishaafalatee
Qeexid
/mg2 Wax dan laga leeyahay iska hubin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ishaafalato
Qeexid
Hubinta la hubiyo wax dan laga leeyahay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ishaar
Qeexid
Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo.
Wax saadaalin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ishaarid
Qeexid
eeg ishaar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ishaaro
Qeexid
Saadaalinta wax aan weli dhicin la saadaaliyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ishin
Qeexid
ld ishkin.
Ugaarta waaweyn, gaanni.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ishiqaate
Qeexid
(-tayaal, m.l/dh) Qof arrimaha uu la kulmo wixii u dan ah ka yeela.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ishkin
Qeexid
(-nno, m.dh) Geela iyo lo'da (xoolo). ld ishin (1), isjin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ishtiraaki
Qeexid
Qof ishtiraakiyadda rumaysan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ishtiraakiyad
Qeexid
Hawl-iyo-hantiwadaag.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: