Erayada 'ISK'

iska-celin-dembiile

Qeexid

(qaan.) Marka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo dawladdii uu dambiga ka galay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

iskaambe

Qeexid

(c.nafl.) Xayawaan badeed midabkiisa caddaan iyo casaan isugu jira yahay oo dusha qolof ku leh jirkiisuna xubno-xubno u qeybsanyahay.

(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jaadad badan ah oo hilibkooda aad loo jeecelyahay; kaambe.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

iskaashato

Qeexid

(-ooyin, m.l) Dad ururay oo xoog iyo hantiba wadaaga.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

iskadhal

Qeexid

I. ah: qof labadiisa waalid aysan isku jiinsiyad ahayn.

I. ah: qof labadiisa waalid ay isku qoys yihiin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.kh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kh (Khabar) — Khabar (predicate)

Qeyb: naxwe

iskafaale

Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Qalab leh qaanado furan oo saf ahaan isu dul saaran oo alaab, buugag iwm la saaro.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

iskahorimaad

Qeexid

Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo.

Isburin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

iskahorimaad

Qeexid

Laba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

iskayeelyeel

Qeexid

ld isyeelyeel1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

iskayeelyeel

Qeexid

ld isyeelyeel2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

iskayeelyeelid

Qeexid

ld isyeelyeelid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

iskayl

Qeexid

iskayl heerkul m.l (-llo ..., m.dh) (fiis.) Susunka qiimayaasha ee u taagan heerkul. Susunka noocani ah waxa la helaa, sida badan, in la doorto labo barood oo maguuraan ah; taas oo inta u dhexeyso loo qaybiyo qayb-hoosaadyo ku salaysan hab laysku raacay. Tusaale ahaan iskaylka Selsiyas waxa uu leeyahay 9 qaybood oo u dhexeeya (0° C) barta dhalaashanka ee biyaha iyo (100° C) oo ah barta karka ee biyaha.

iskhilaaf

Qeexid

ld ikhtilaaf1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

iskhilaaf

Qeexid

ld ikhtilaaf2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

iskhilaafid

Qeexid

ld ikhtilaafid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

iskool

Qeexid

(-llo, m.dh/-laad, m.l) Meel dhisan oo ardada tacliinta lagu baro; dugsi. ld iskuul.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Labdhedig

(-laad)

iskooris

Qeexid

(-syo, m.dh) Wiil yar oo aan helin xanaano waalid ama dad kale oo isagu naf naftiisa isbarbaarshay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

isku-aad

Qeexid

Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

isku-aad

Qeexid

Laba walxood iwm isku abbaarmid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

isku-aaddan

Qeexid

Wax la isku aaddiyay ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

isku-aaddanaan

Qeexid

eeg isku-aaddan. ld isku-aaddanaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh