Erayada 'ITE'

iter

Qeexid

(-rro, m.dh) (kiim.) Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R' ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l