Erayada 'IYO'

iyo

Qeexid

iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. Tus. “I. (ama i.

iyo

Qeexid

iyo intaa) aan soo noqonayo halkaan joog”. Ilaah m.l (dii.) Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray, jirina doona; Rabbi; Eebbe; Alle.

iyo

Qeexid

iyo xi. Eray lagu xiriiriyo magacyo ama tixo. Tus. “Hilib iyo bariis”, “Inuu yimid iyo in kale soo hubso”.